ufurow.net

Qaramada Midobey oo Xafiiskeda (UNPOS) manta kafuratey Magalada Muqdisho Mudo 17 sano ka dib.
Agustin Mahiga oo ah Danjiraha Qaramada Midoobey ee Arimaha Somaliya iyo wafdi uu  hugaamiyayo oo manta soo gaarey Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay kulamo laqaateen Madaxda ugu sareysa Dowlada KMG ah ee Soomaaliya.

kulan ay yesheen Agustina iyo madaxda dowlada kadib ayaa waxaa si wada jir ah shir jaraa,id xarunta madaxtooyada Villa Soomaalya.

Raysal wasaaraha Somalia ayaa ugu horeenti halkaasi kahadley waxaana uu sheegey in uu si aad ah ugu faraxsan yahay in qaramada midoowey ay xafiis kafurato gudaha dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho iyadoo madaxweynaha iyo Gudoomiyaha  Baarlamaanka  ay siweyn u soo dhaweeyeen.

sidoo kale Agustin mahiga oo isna saxaafada lahadley ayaa waxaa uu tilmaamey in wixii xiligan kadambeeya qaramada midoowey xafiis cusub ay kafuratey xarunta xalane ee Magaalada Muqdisho loona soo raridoono xafiskii Qaramada Midobay ay kulahayd Magaalada Nairobi Muqdishana uu ka howlgali doono.

ugu dambeentii xafiiskan qaramada Midoobey ay kafuratey Somaliya ayaa waxaa laga furey xarunta xalane oo ay daganyihin ciidamada midowga Afrika ee Amisom waxaan halkaasi lagu taagey calamada Somalia iyo Qaramada Midoobey.

by: C/qaadir Barre Macalin

Ra’iisul wasaare Gaas oo qorsheynaya in maamaha soo socda isku shaandheyn ku sameeyo Golihiisa wassirada.
Ra’iisul Cwali Maxamed Cali Gaas ayaa kulamo waxaa uu la qaadanayaa Madaxda dowladda isaga oona kala hadlaya sidii isku shaandheyn loogu sameyn lahaa qaar ka mid ah golaha Wasiirada Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare Gassa ayaa inta badan waxaa uu kulamo la qaadanaya Madaxweyne Shariif iyo Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xassan Sh. Aadan iaga oona inta badan kala tashanaya isku shaadheyn uu qorsheynayo inuu ku sameeyo Golihiisa wasiirada.

ilo ku dhow ra’iisul wasaaraha ayaa sheegaya in Ra;iisulwasaaruhu uu qorsheystayinuu magacaabidoono wasiiru dowlayaal si hoos ah ula shaqeyn doono xariiskiisa iyo kuwo ka shaqeyn doona isku xirka baarlamaanka iyo xukuumadiisa.

Wasaaradaha la iclaamiyeyee la doonayo in isku shaandheyn lagu sameynayo waxaa ka mid ah Wasaarada Arrimaha Dibada, Warfaafinta, iyo Wasaarada Maaliyada iyo Lacagta iyada oo waraka qaarna ay sheegayaa in ay jiraan kuwo kale oo aan hadda la soo bandhigin.

si kastoo ay ahaataba waxaa Ra’iisul wasaaruhu uu qorsheynayaa in maalmaha soo socda uu shaacin doono isku shaandheynta uu ku sameyn doono Golihiisa wasiirada.

by: C/qaadir Barre Macalin

Guurtida Hawiye oo soo dhaweeyey ka saaristii Al-shabaab Magaalda Mmuqdisho.
Afhayeenka Golaha Guurtida  Xuseen Calasow Afrax oo Jubba waraysi siiyey ayaa siweyn uga hadlay dagaaladii shalay ilaa xalay ay isku fara saareen ciidanka dowlada oo AMISOM garab ka helaya iyo Xarakada Al-shabaab isaga oona sheegay in guluhu ay siweyn u soo dhaweynayaan  dagaalkii Al-shabaab Muqdisho looga saaray.

Waxuu sheegay intilaabada ay qaadeen ciidanka qalabka siday ay tahay arin ubaahan in lataageeyo waayo waa arin  dib u soo celinayso nabad iyo kala dambveeyn waana tilaabo lgu badbaadinayo dalka iyo dadka

Xusseen calasow afraxa waxaa uu dhinaca kale uu kahadley duqayn dhowaantan kadhacdey deegano katirsan gobalada jubooyinka oo ay kudhinteen caruur yar yar wuxuuna sheegay in arintaas ay si weyn uga xun yihiin in la wax yeeleeyo dad maato ah oo aan waxba galabsan.

Ugudanbeebtii ayaa afhayeenka waxaa uu ugubaaqay ciidamada DKGs Amisom 	Ethiopia Iyo Kenya ciidamadooda in ay sii wadaan dagaalka ay kulajiraan Xarakada Al-shabaab

dadkii ku soo dhaawacmay dagaaladii Muqdisho oo lageeyey Cisbitaalak Madiina qaarkodna xaaladodu laga deeyrinayo.
dhaawacyada la soo gaarsiiyey Cisbitaalka Madiina ee Magaalda Muqdsho 24-saac ee la soo dhaafay oo ku siman 30-meeyo ayaa qaar kood waxaa ay yihiin kuwo xaaladoodu liidato,

Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Madiina Duniyo Cali Max’ed oo Warbaahinta la hadashay waxaa ay sheegtay in shalay ilaa xalay ay ku howlanaayeen dhakhaatiirta Cisbitaalka dhayidda dhaawacyada dadkii ku soo dhaawacmay dagaalada ka dhacay Muqdisho maalintii shalay ilaa xalay

waxaa ay sheegtay in dhawacyadii Cisbitaalka la jiifiyey oo gaarayey 26-ruux ay labo ka mid ah ku geeriyoodeen gudaha Cisbitaalka iyadoo qaarkood dadkaasina ay ka dayrisay xaaladooda caafimaad islamarkaasina xiligan dhaawacoodu uu yahay kuwo aad u liita.

dadkan u badan maatada waxaa ay ku soo wax yeeloobeen dagaaladaii cuslaa ee shalkay ilaa xalay ay isku fara saareen Ciidanka dowlada oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab.

AMISOM oo manta sheegtay in ciidankooda uu gaaray meel ka baxsan Muqdisho.
Kadi dagaalo arooornimadaii saakay ka bilaawday M.Muqdisho ku waasi oo udshaxeeya xarakada shabaab iyo ciidamada DKG Soamliya oo garab milatari ka heleya ku wa Amisom ayaa waxa ciidanka DKG iyo amisom ay ku qab sadeen goobo hor leh oo kamid ah dagmooyinka G.banaadir ee horay gacan tooda kaga maqnaa.

Bandi Akounda Afhayeenka ciidamada midowga afrika ee Amisom ayaa sheegay in ciidamadooda ay gaareen deegaano ka tirsan gobolada shabeelaha hoose iyo shabeelaha dhexe sida uu shirkiisa jaraa,id uu ku sheegay afhayeenka guud ee ciidamada midowga AMISOM ee soomaliya.

“ciidankeena dagaalkii saaka waa ay ku jebiyen al shabaab waxaana shabaab dagaalkaasi ku gaaray qasaare waligood aan ka soo kabsan doonin cidankeena waxa ay mar waliba diyaar u yihiin in ayba sii wadan dagaalada ay kula jiraan kooxda al shabaab tan iyo inta ay ka xaqiijinayaan guud ahaanba howlihii loo xilsaaray ee dalka soomaaliya” sidaasi waxaa saxaafadda u sheegay afhayeenka amisom oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaaladda muqdisho.

Goobaha ciidamada DKG Somaliya ay wareerka ku qaadayn oo ahaa qaybo ka mid ah D.deuyniile D.Huriwaa. D.kaaraan ayaa waxaa usuura gashay ciidanka DKG Somaliyain ay gacanta ku dhigaan dhamaan goobahaasi oo horay ay qaybo kamid ah ugu sugnaayeen haraadi ka torsan xarakada shabaab.

Saraakiil katirsan ciidanka Xooga dalka oo uu kamid yahay G.dhaga badan oo lahadlay warbaahinata ayaa shaaca ka qaaday in dagaaladani aya yihiin kuwa qorsheesan oo ay wadsi doonaan ilaa laga xoreenayo gobolada dalka oo dhan.

Waa markii ugu horeesay ee ciidanka DKG Somaliya iyo kuwa AMISOM ay ka talaabaan xadka Gobolka banaadir una gudbaan gobolada jaarka la,ah banaadir sida Sh/dhaxe lamana oga in ay sii joogi doonaan goobaha ay gaareen iyo in ay ka soo laabandoonaan sida mararka qaar dhici jirtay.

by: C/qaadir Barre Macalin

Wasiiru Dowlaha wasaarada maaliyada oo Noqday masuulka ugu waxqabadka wanaagsan Xukuumadda.
Sheekh Aadan Sheekh Madeer oo ah wasiiru dowlaha wasaarada maaliyada ee Xukuumada KMGah ee Soomaaliya ayaa lagu amaaney waxqabad wanaagsan inuu u qabtay wasaaradiisa ee maaliyada.

tan iyo markii lamagacaabay Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya ee uu hogaaminayo Raysal wasaare C/wali Gaas waxaa  la dareemayey isbedalo kala duwan oo la xiriira dhinacyada Amaanka Siyaasada iyo Dhaqaalaha.

Sheekh Aadan Sheekh Madeer wuxuu inta badan isku howlaa sidii uu u goaanlahaa hantida soo gasha Qaranka Soomaaliya  isagoona sidoo kale tira koob ku sameeyeyhantida guurtida iyo maguurtida ee Qaranka.

wasiiru dowlaha wasaarada maaliyada ee Xukuumada KMG ah ayaa dhawaan tagay wadanka Jabuuti iasagoo halkaasina u tagay sidii tira koob uga sameyn lahaa hantida Qaranka  Soomaaliyeed wuxuuna halkaasi kula kumay masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Jabuuti iyo masuliyiinkale oo ka tirsanaa dowladii dhexe ee wadanka maamulaysey isga oona sheegay in ay kawada hadleen ogaanshaha hantida Qaranka.

by: C/qaadir Barre Macalin

madaxweyne shariif oo sheegey in dhwaan Gobalada dalka ay ka howlgali doonaan ciidanka nabad sugida.
Madaxweyne Shekh Shariifa Sheekh Axmed ayaa sheegey in dowlada KMG ah ee Soomaaliya ay ka go, antahay sidii Gobalada dalka ay uga howlgali lahaayeen ciidanka nabad sugidda si loo xaqiijiyo goobaha dowladu ay gacanta ku hayso iyo kuwa hada qorsheynayso in ay la wareegto.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu intaasi kudarey in ciidamadan ladoonayo in lagu baahiyo Gobalada dalka Somaliya ay noqon doonaan kuwii marxadaha kala duwan xiligan dalka uu marayo ay wax badan kabadali lahaayeen gaar ahaan dhinaca Amniga.

madaxweynaha Shariif  ayaa waxaa uu mahad balaaran usoo jeediyey masuuliyinta hay, ada nabad sugida iyo saraakiisha hay ,adaasi maadma ay wax badan mudadii lasoo dhaafay ay qabteen.

sikastaba ha ahaaye hadalkan madaxweyne shariif kasoo yeerey ayaa waxaa uu imaanaya xili maalmihii la  soo dhaafney hay ada nabad sugida ay soo bandhigeysey dhalinyaro ay kusheegtey in ay kasoo qoosteen Al-shabab.

by: C/qaadir Barre Macalin

Raysalwasaare C/wali Gaas oo Canbaarayey duqeyntii dhawaan ka dhacday Degmada Jilib.
Raysalwasaare C/wali Maxamed Cali Gaas oo manta xafiiskiisa muqdisho shir jaraa,id saxafada ugu qabtey ayaa waxaa uu si aad ah uga hadlay duqeyntii dhawaan ka dhacday Degmada Jilib ee Jubada dhexe islamarkaasi si weyn u cambaarayey.

waxaa uu xusya Raysalawasaaruhu inuu si aad ah uga xunyahay duqeyntaasi waxyeelayse dad maato ah oo ay ka mid ahaayeen 5-caruur ah oo isku waalid ah isagoona sidoo kale xusay inuu manta xafiiskiisa ku qaabilay Aabihii dhalay caruurya halkaasi ku geeriyootay.

waxaa uu sidoo kale hoosta ka xariiqay in xukuumadiisa ay wado baaritaan la xiriira arintaas foosh xun ee ay geysteen diyaarado dagaal isagoo wax laga xumaadona ku tilmaamay in duqeyn loo geysto shacab aan waxba galabsan.

C/wali Gaas waxaa uu sheegey in Xukuumada KMG ay Dowlada Kenya weydiisan doonto magdhow ku aadan duqeyntaas lagu laayey shacabka aan waxba galabsan oo ay geysteen ciidamadeeda circa.

by: C/qaadir Barre Macalin

Degmada Jilib oo duqeymo loo qestey qasaarena ka dhashey.
Degmada Jilib oo duqeymo loo qestey qasaarena ka dhashey.

Wararka ka imaanaya magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe  ayaa waxa ay sheegayaan in maanta diyaarado nooca miiga ah ay duqeymo xoogan ka geysteen meelo ka mid ah gudaha Magaalada Jilib ee Gobolkaasi.

duqeyntan maanta ka dhacday Magaalada Jilib ayaa waxaa fuliyay diyaarad miig ah oo markii hore iyadoo jawi hoose ku duulaysa Magaalada in mudo kormeer ku maraysay sida dadka deegaanka ay xaqiijiyeen.

inta la ogyahay 6 caruur ayaa ku dhimatay duqeynta maanta ka dhgacay Magaalada Jilib oo deganaa guri ku dheganaa saldhiga Al-shabaab ee maanta duqeynta lala eegtay sida goob joogayaal ay xaqiijiyeen.

haweeney ka mid ah dadka ku nool Magaalada Jilib oo aan duqeynta mark ay dhcady ka dib aan qadka telfoonka kula xirrirney ayaa waxa ay xaqiijisay in duqenyta lala bartilmaameedsaday saldhig Xarakada Al-shabaab ay ku leeyihiin gudaha Magaaladda hase yeeshee nasiib daro waxaa ay ku dhaceen hubkii ay diyaaraduhuu soo tureen guri ay degnaayeen sacab.

ilaa hada ma jiraan wax qasaara ah oo xarakada Al-shabaab ka soo gaaray duqeynta maanta dhacday Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe oo la xaqiijin karo.

cabsi iyo wel wel aad u xoogan ayaa lagu soo waramayaa in ay la soo deristay dadka Magaalada Jilib oo la duqeeyay oo ka cabsi qaba in marka kale ay dhacdo duqeyn tan la mid ah lamina oga ilaa hada dalka sida rasmiga looga leyahay diyaaradahan maanta duqeynta xoogan ka geystay Magaalada Jilib iyadoona inta badan duqeymaha ka dhaca Gobolada dalka Soomaaliya ay geystaan diyraadaha dagaalka ee wadanka kenya.

by: C/qaadir Barre Macalin

Hay,ada nabad sugida Soomaaliya oo maanta soo bandhigta qof waxyaabo qarxa siday.
Ka dib howlgal maanta si wadajir ay u sameeyeen ciidamada nabad sugida dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku soo qabteen wiil dhalinyaro ah oo watay waxyaabaha qarxa oo uu la damacsanaa in ku aaso deegmooyinka  Magaalada Muqdisho.

wiilkan oo ciidanka dowlada KMG ah ee soomaaliya ay kasoo qabteen isgoyska Ex-control afgooye ee duleydka Magaalada Muqdisho  ayaa waxaa xiliga la qabanayay uu siday walxaha qarxa sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha dowlada KMG ah ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa nabad sugida.

“Waxaan ahay wiil arday ah oo wax ka barta dugsiyada waxbarasho ee duleydka Magaaladsa Muqdisho ku yaala waxaa laygu qasbay inaan qaado waxyaabahan qarxa oo aan ku aaso goobaha ay ka taliso dowlada KMG ah ee Soomaaliya si ay ugu waxyeeloobaan askarta dowlada KMG ah ee Soomaaliya iyo madaxda intuba” sidaasi waxa warbaahinta u sheegay Nuur Cali Xasan oon ah wiilka maanta ay soo bandhigtay hay,ada nabad sugida dowada KMG ah ee Soomaaliya isagoona dalbaday in cafis ay u fidiyaan madaxda kala duwan ee dowlada KMGah ee Soomaaliya.

Ma ahan markii ugu horeysay ee ciidamada nabad sugifa dowlada KMG ah ee Soomaaliya ay soo bandhigaan qof ay ku sheegeen inuu damacsanaa in uu waxyaabaha qarxa uu dhigo goobaha dowlada ay ka taliso ee Magaalada uqdisho.

by: C/qaadir Barre Macalin